Dowlada oo soo dhaweysay Go’aankii Musharaxiinta ku baajiyeen Banaan baxii beri

Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa galabta shaaciyay in ay baajiyeen banaan bixii lagu waday in beri oo sabti ah ka dhacdo magaalada Muqdisho, kadib markii ay ku eedeeyeen in dowlada balantii ka baxday ayna xirteen wadooyinka Muqdisho. Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale oo goordhaw shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya si weyn … Continue reading Dowlada oo soo dhaweysay Go’aankii Musharaxiinta ku baajiyeen Banaan baxii beri